HomeWararTaliye Odawaa oo kulan la yeeshay Madaxa cusub ee howlgalka Midowga Yurub...

Taliye Odawaa oo kulan la yeeshay Madaxa cusub ee howlgalka Midowga Yurub ee Somalia

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maalintii shalay oo Arbaco aheyd xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Gen.Viglietta. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday adkeynta xariirka wadashaqeynta ka dhexeeysa labada dhinac iyo iskaashiga Ciidanka Xoogga Dalka iyo howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, sida ay […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maalintii shalay oo Arbaco aheyd xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Gen.Viglietta.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday adkeynta xariirka wadashaqeynta ka dhexeeysa labada dhinac iyo iskaashiga Ciidanka Xoogga Dalka iyo howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, sida ay daabacday Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka Jeneraal Odawaa Yuusuf iyo Madaxa cusub ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa looga arrinsaday xoojinta howlgalada ka dhanka Al-shabaab ee ka socda deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada dalka.

Kulanka uu Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage la yeeshay Gen. Viglietta ayaa waxaa ku wehlinaayay Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda Federaalka gaar ahaan kuwo ka tirsan Milateriga dalka.

Latest stories