HomeWararDoorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo Maanta ka dhacday Magaalada Baladweyne

Doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo Maanta ka dhacday Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa lagu qabtay doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Baladweyne. Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#030 ayaa waxaa ku tartami lahaa Cali Cabdullaahi Xeefow iyo Daahir Amiin Jeesow oo sanadihii lasoo dhaafay ku fadhiyey kursigaas, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa lagu qabtay doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Baladweyne.

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#030 ayaa waxaa ku tartami lahaa Cali Cabdullaahi Xeefow iyo Daahir Amiin Jeesow oo sanadihii lasoo dhaafay ku fadhiyey kursigaas, balse waxaa tartanka ka haray Cali Cabdullaahi inta aysan bilaaban doorashada.

- Advertisement -

Daahir Jeesow ayaa ku guuleystay oo kusoo baxay mar kale kursiga OP#030 Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana loogu coddeeyay qaab gacan taag ah, kadib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartami lahaa.

Kursiga HOP#010 ayaa waxaa ku guuleystay Cabdiraxmaan Axmed Cismaan (Gureey) oo loogu coddeeyay qaab gacan taag ah, kadib markii tartanka doorashada uu ka tanaasulay Musharaxii la tartami lahaa Cabdinaasir Maxamuud Cabdi.

Kursiga ugu dambeeyay ee doorashadiisa Maanta ka dhacday Baladweyne HOP#066 oo ahaa mid lagu loolamay ayaa waxaa ku tartamay saddex Musharax oo kala ah Maalik Ibraahim Cabdalla, Cumar Cusmaan Waasuge iyo Cabdirahman Daahir Guure.

- Advertisement -

Doorashada kursiga HOP#066 ayaa loo doortay Maalik Ibraahim cabdalla oo helay Codad gaaraya 58 cod, Cumar CUSMAAN waasuge oo helay 7 cod iyo Cabdiraxmaan Daahir Guure oo isna helay 31 cod, sida ay shaaciyeen Natiijada Guddiga doorashada Hirshabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts