HomeWararShil khasaaro dhaliyey oo Maanta ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Shil khasaaro dhaliyey oo Maanta ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Faah faahino ayaa laga helayaa shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo duhurnimadii Maanta ka dhacay deegaanka Labi Hiiraan ee duleedka dagmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Dad ayaa waxaa kusoo warrameen in shilka uu ka dambeeyay, kadib markii gaari nooca Probox ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah, kun socday xawaare sare uu mar qura ka […]

- Advertisement -

Faah faahino ayaa laga helayaa shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo duhurnimadii Maanta ka dhacay deegaanka Labi Hiiraan ee duleedka dagmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Dad ayaa waxaa kusoo warrameen in shilka uu ka dambeeyay, kadib markii gaari nooca Probox ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah, kun socday xawaare sare uu mar qura ka baxay wadada laamiga ah, isla markaana uu burburiyey guri ku yaalla laamiga dhinaciisa.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyey afar ruux ayaa ku dhaawacmay Shilka, halka ay jiraan dad ku dhintay shilkaas gaari ee Maanta ka dhacay deegaanka Labi hiiraan ee duleedka dagmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, waxaana dadka dhaawacmay la geeyay Isbitaal.

Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa mararka qaarkood ka dhaca shilal kala duwan oo khasaaro geystay, iyadoona intab badan shilalka ay ku yimaadan gaadiidka oo xawaare loo wada iyo waddooyinka oo burbursan.

Latest stories