HomeCaalamkaCiidamada Ruushka oo qabsaday Warshadda Nukliyeerka Zaporizhia

Ciidamada Ruushka oo qabsaday Warshadda Nukliyeerka Zaporizhia

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Iyadoo maalintii 14-aad uu socda  Duulaanka uu Ruushka ku qaaday dalka Ukraine, ayuu Wasiirka Tamarta Ukraine Herman Halushenko,  ku eedeeyay Ciidamada Ruushka, in maanta oo Arbaca ah, ay ciidamada Ruushka fafal xun ka geeysteen  warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhia, oo ku taalla koonfurta-bari ee dalkaasi. Qoraal uu Wasiirka soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayuu ku sheegay […]

- Advertisement -

Iyadoo maalintii 14-aad uu socda  Duulaanka uu Ruushka ku qaaday dalka Ukraine, ayuu Wasiirka Tamarta Ukraine Herman Halushenko,  ku eedeeyay Ciidamada Ruushka, in maanta oo Arbaca ah, ay ciidamada Ruushka fafal xun ka geeysteen  warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhia, oo ku taalla koonfurta-bari ee dalkaasi.

Qoraal uu Wasiirka soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayuu ku sheegay in Ciidamada Ruushku ay ku khasbeen Shaqaalaha Warshadda in qiraal qasab ah ay qirtaan,  taasi oo lagu magac xumeeynaayo Waddamada Yurub.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa intaa ku daray in ilaa 500 oo Askata Ruushka ah ay galeen gudaha Warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhia, halkaas oo ay ka geeysteen dhibatooyin kala duwan.

Ciidamada Ruushka, oo 24-kii bishii Febraayo, bilaabay dagaal milatari oo ay ku qadeen dhulka Ukraine, ayaa la wareegay qeybo ka mid ah dhulka Ukraine.

Duulaanka Moscow, ayaa yimid ka dib markii dalka ay deriska yahiin ay ku eedaysay inuu doonayo inuu helo hub khatar ku ah ammaanka Ruushka.

Latest stories