HomeCaalamkaMadaxweynaha Ruushka oo looga digay inuu Ukraine u adeegsado Awood xad-dhaaf ah

Madaxweynaha Ruushka oo looga digay inuu Ukraine u adeegsado Awood xad-dhaaf ah

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guuldarrooyinka militari ee Ruushka ee Ukraine, oo ay weheliso cunaqabatayn dhaqaale ee curyaamisay, ayaa waxay u badan tahay inay ku dhiirageliso madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin inuu dagaalka magaalada Kyiv u adeegsado awood culus. Sida lagu sheegay qiimayntii ugu dambaysay ee saraakiisha sirdoonka Mareykanka, wuxuu Putin sidoo kale adeegsan doonaan awood aan kala sooc lahayn. Saraakiishu […]

- Advertisement -

Guuldarrooyinka militari ee Ruushka ee Ukraine, oo ay weheliso cunaqabatayn dhaqaale ee curyaamisay, ayaa waxay u badan tahay inay ku dhiirageliso madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin inuu dagaalka magaalada Kyiv u adeegsado awood culus.

Sida lagu sheegay qiimayntii ugu dambaysay ee saraakiisha sirdoonka Mareykanka, wuxuu Putin sidoo kale adeegsan doonaan awood aan kala sooc lahayn.

- Advertisement -

Saraakiishu waxay sawir aan fiicneyn ka bixiyeen xaaladda Ukraine Talaadadii intii lagu jiray dhageysiga Congress-ka oo ku saabsanaa qiimeynta khataraha sanadlaha ah ee sirdoonka Mareykanka, iyagoo ka digaya in kasta oo ay sii kordhayaan iska caabbin adag, magaalooyin badan ay wajihi doonta rajo xumo sii kordheysa.

Caasimadda Ukraine ee Kyiv ayaa laga yaabaa inay ka dhammaan karaan cuntada iyo biyaha muddo 10 maalmood gudahood ah, sida ay sheegeen sirdoonku.

“Putin waxaa ka go’an inuu xukumo Ukraine, iyo inuu qaabeeyo jihada ay hiigsaneyso,” ayuu sii raaciyay agaasimaha CIA-da Burns.

- Advertisement -

Saraakiisha sirdoonka, iyo kuwa Pentagon-ka ayaa maalmihii la soo dhaafay, tilmaamay niyad-jabka sii kordhaya ee ciidamada Ruushka, kaas oo gaaray ilaa Putin, oo filayay in Kyiv ay ku dhaco gacanta Ruushka hal ama laba maalmood gudahood, laakin taa baddalkeeda, ciidamada Ruushku ay arkeen duullaankoodii oo istaagay.

Latest stories