HomeWararLix Xildhibaan cusub oo Maanta lagu doortay Magaalada Baydhabo (Magacyada)

Lix Xildhibaan cusub oo Maanta lagu doortay Magaalada Baydhabo (Magacyada)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka. Doorashada kursiga tirsgiisu yahay Hop-099 ayaa waxaa ku tartamay  laba Musharax oo kala ah Axmed Madoobe Nuunow iyo Cabdinasir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka.

Doorashada kursiga tirsgiisu yahay Hop-099 ayaa waxaa ku tartamay  laba Musharax oo kala ah Axmed Madoobe Nuunow iyo Cabdinasir Ibraahim Aadan, waxaana doorashada kusoo baxay  Axmed Madoobe oo helay 75-cod, halka Cabdinasir Ibraahim uu helay 25-cod.

- Advertisement -

Luul Ibraahim Cumar ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisa uu yahay Hop-168 ee xubinnimada Golaha Shacabka Baarlamaanka, iyadoo heshay codad gaaraya 86-cod halka musharaxii la tartamaysay Nasteexo Axmed Nuur ay heshay 15-cod.

Kursiga Hop-167 ayaa waxaa kusoo baxay Cabdisalaan Cali Cabdi oo helay Codad gaaraya 74-cod, isla markaana waxaa doorashada kula tartamay Cabdi Maxamuud Maxamed, kaasi oo helay.

Maxamed Shekh Cabdulaahi Ciirow ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisa uu yahay Hop-077 ee xubinnimada Golaha Shacabka, isagoo heley codad gaaraya 83-cod halka musharaxii la tartamayay Cabdinaasir Cali Xasan uu heley 13-cod, hal Cod ayaa halaabay

- Advertisement -

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop-186 ayaa waxaa ku tartamay Musharaxiinta kala ah Cabduqaadir Cumar Macalin iyo Cabduqaadir Aadan Cali, waxaana doorashada ku guuleystay Cabduqaadir Cumar oo helay 75-cod, halka musharaxii la tartamayay Cabduqaadir uu isna heley 25-cod., 1-cod ayaa halaabay

Saalax Shariif Siid Cali ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisa uu yahay Hop-261 ee Xubinnimada Golaha Shacabka, isagoo heley codad gaaraya 90-cod halka musharaxii la tartamayay ismaciil Shariif Cali uu heley 10-cod. 1-cod ayaa halaabay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts