HomeWararGuddiga doorashooyinka oo hakiyay Kuraas loo qorsheeyay in lagu doorto Baladweyne

Guddiga doorashooyinka oo hakiyay Kuraas loo qorsheeyay in lagu doorto Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaciyay in ay hakiyeen qabashada doorashada Seddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee yaalla magaaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Warqad ay soo saareen Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in la hakiyay doorashada kuraasta Tirsigoodu yahay Hpoe010, Hope 030 iyo Hpoe 066, kuwaasi oo dhawaan dooarshadooda la shaaciyay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaciyay in ay hakiyeen qabashada doorashada Seddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee yaalla magaaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Warqad ay soo saareen Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in la hakiyay doorashada kuraasta Tirsigoodu yahay Hpoe010, Hope 030 iyo Hpoe 066, kuwaasi oo dhawaan dooarshadooda la shaaciyay.

- Advertisement -

Waxaana Guddigu ay sheegeen in ay ka timid habraaca loo maray kuraasta, waxaana guddiga dooarshooyinka ee maamulka Hirsahbeelle faray in ay joojiyaan doorashada kuraastaasi.

Dhanka guddiga Doorashooyinka Hirshabelle ee SEIT weli wax jawaab ah kama baxin warka ka soo baxay guddiga Doorashooyinka heer Federaal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts