HomeWararDAAWO: Barnaamij dood ah oo ku saabsan horumarka iyo caqabadaha heysta Haweenka

DAAWO: Barnaamij dood ah oo ku saabsan horumarka iyo caqabadaha heysta Haweenka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa waxaa looga dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-da Maarso, iyadoona la qabtay Munaasabado waaweyn oo lagu xusayey maalinta 8-da Maarso. Haddaba Warbaahinta Dalsan Media Group waxaa ay qabtay Barnaamij dood ah oo ku saabsan maalinta haweenka aduunka 8 Maarso oo looga hadlay hormaruka, caqabadaha Iyo rabitaanka Haweenka ee Ganacsiga Iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa waxaa looga dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-da Maarso, iyadoona la qabtay Munaasabado waaweyn oo lagu xusayey maalinta 8-da Maarso.

Haddaba Warbaahinta Dalsan Media Group waxaa ay qabtay Barnaamij dood ah oo ku saabsan maalinta haweenka aduunka 8 Maarso oo looga hadlay hormaruka, caqabadaha Iyo rabitaanka Haweenka ee Ganacsiga Iyo siyaadadda.

- Advertisement -

Waxaa Barnaamijkan marti ku ahaa Ifraax Axmed aasaasaha Ifraax Foundation oo ah haya’ad ka shaqeysa ka hortaga gudniinka fircooniga ah iyo Farxiyo Kheyrte oo Madax ka ah Ururka Suxufiyiinta hawenka SWJO.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts