HomeWararKenya oo xabsiyada dhigtay qaar ka mid ah Wadayaasha Mootooyinka

Kenya oo xabsiyada dhigtay qaar ka mid ah Wadayaasha Mootooyinka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Booliska ayaa xiray in ka badan 200 oo darawaladda mootada ah, waxayna sidoo kale soo qabteen in ka badan 900 oo mootooyin ah, kuwaas oo lala xiriirinayo faraxumeyn iyo dhibaateyn loo geystay haweeney darawal ah oo ka dhacday wadada Wangari Maathai ee magaalada Nairobi. Muuqaal laga duubay dhacdadan oo baraha bulshada aad lagu wadaagay ayaa […]

- Advertisement -

Booliska ayaa xiray in ka badan 200 oo darawaladda mootada ah, waxayna sidoo kale soo qabteen in ka badan 900 oo mootooyin ah, kuwaas oo lala xiriirinayo faraxumeyn iyo dhibaateyn loo geystay haweeney darawal ah oo ka dhacday wadada Wangari Maathai ee magaalada Nairobi.

Muuqaal laga duubay dhacdadan oo baraha bulshada aad lagu wadaagay ayaa buuq ka dhaliyay dalkaasi kenya .

- Advertisement -

Booliska ayaa bilaabay baadigoobka kuwo kale oo kamid ah wadayaasha mootooyinka oo ay kamaradu qabatay iyagoo dhibaateynayo haweeneydaasi .

Ururada haweenka ayaa saaka sameeyay banaan bax ay ku cambaareynayaan falkaasi.

Sidoo kale “Ururka Boda Boda” oo ah urur ay ku mideysan yihiin wadayaasha mootooyinka ee Kenya ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay warfidiyeenka la hadlaan .

Latest stories