HomeCaalamkaBurcad Jabsatay Masaajid ku yaalla Magaalo ka tirsan Mareykanka oo la qabtay

Burcad Jabsatay Masaajid ku yaalla Magaalo ka tirsan Mareykanka oo la qabtay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidanka Booliska Magaalada St. Paul ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan oo ay xabsi u taxaabeen laba nin ee dhac u geystay masaajidka Al-Ihsan ee ku yaala 955 Minnehaha Ave. West. Afhayeenka Booliska magaaladda St. Paul Sergeant Natalie Davis ayaa sheegay in ay maalintii Jimcaha gacanta ku dhigeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska Magaalada St. Paul ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan oo ay xabsi u taxaabeen laba nin ee dhac u geystay masaajidka Al-Ihsan ee ku yaala 955 Minnehaha Ave. West.

Afhayeenka Booliska magaaladda St. Paul Sergeant Natalie Davis ayaa sheegay in ay maalintii Jimcaha gacanta ku dhigeen labada nin ee Masaajidka jabsaday, dhac iyo xatooyana u geystay.

- Advertisement -

Muuqaal ay duubtay kaamarada ku xiran masaajidka ayaa laga arkay labada nin oo iyagoo masaajidka jabsaday, kaddibna xaday qasnad taalay masaajidka. Qasnada masaajidka laga xaday ayaa la sheegay in ay ku jirtay lacag $4,000 oo Dollar.

Dhaca masaajidka loo geystay ayaa dhacday labo todobaad ka hor oo maalintu ahayd Axad habeenimo saq dhexe ah oo ay saacadu ahayd 12:30 AMi. Ragga masaajidka jabsaday ayaa baabuur taariko la’aan ah ku qaatay qasnada ay masaajidka ka xadeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts