HomeCaalamkaRa’iisul Wasaarihii hore ee dalka Ukraine oo Codsatay in hawada dalkaas la...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Ukraine oo Codsatay in hawada dalkaas la xiro

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisul Wasaarihii ee dalka Ukraine, Yulia Tymoshenko ayaa dalalka xulufada la ah dalkeeda ugu baaqday “in la xiro hawada” dalka Ukraine. Waxay sheegtay in Ukraine ay qiimeysay cunaqabataynta adag ee lagu soo rogay Ruushka tan iyo markii uu billowday duullaanku, balse waxay sheegtay in Ukraine ay u qaadi karaan haddii ay isbahaystaan baahan tahay “caawin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii ee dalka Ukraine, Yulia Tymoshenko ayaa dalalka xulufada la ah dalkeeda ugu baaqday “in la xiro hawada” dalka Ukraine.

Waxay sheegtay in Ukraine ay qiimeysay cunaqabataynta adag ee lagu soo rogay Ruushka tan iyo markii uu billowday duullaanku, balse waxay sheegtay in Ukraine ay u

- Advertisement -

qaadi karaan haddii ay isbahaystaan baahan tahay “caawin dhab ah.

Caawintaan ayay ku sheegtay in ay tahay in ” la xiro hawada dalka Ukraine”.

Mar la weydiiyay in haddii NATO ay hawada Ukraine ku soo rogto xaalad deg deg ah oo duulimaadyada ka caaggan in arrintaasi ay xaaladda uga sii darayso iyo in kale, ayay ku jawaabtay “Fasax loogama baahna NATO” waxayna ku adkaysatay in tallaabadaas ay dalalka Ukraine ku xeeran.

- Advertisement -

Waxay sidoo kale Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka dalbatay in ciidamo nabad ilaalin ah loo soo diro Ukraine iyo in sidoo kale dalkaas la geeno qalabkii ugu dambeeyey ee lidka diyaaradaha.

Dhanka kale bayaan kasoo baxay dowladda Britain ayaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaare Boris Johnson uu ka codsan doono hoggaamiyeyaasha caalamka in ay “sameeyaan dadaal cusub” oo lagu joojinayo weerarka madaxweyne Vladimir Putin ee ka dhanka ah Ukraine.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts