HomeCaalamkaRuushka oo dagaalyahano Suuriyaan ah geynaya Kyiv

Ruushka oo dagaalyahano Suuriyaan ah geynaya Kyiv

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Moscow ayaa askareyneysa suuriyaan xirfad u leh ku dhex dagaalamidda magaalooyinka, si ay uga dagaalamaan Ukraine, kadib markii ay ku adkaatay ciidamada Ruushka in ay gudaha u galaan magaalooyinka, warkaan waxaa laga soo xigtay mas’uuliyiin maraykan ah. Xeeldheerayaal maraykan aha ayaa sheegay in Ruushka oo hawlgallo ka sameynayay Suuriya tan iyo 2015 kii uu blibaabay […]

- Advertisement -

Moscow ayaa askareyneysa suuriyaan xirfad u leh ku dhex dagaalamidda magaalooyinka, si ay uga dagaalamaan Ukraine, kadib markii ay ku adkaatay ciidamada Ruushka in ay gudaha u galaan magaalooyinka, warkaan waxaa laga soo xigtay mas’uuliyiin maraykan ah.

Xeeldheerayaal maraykan aha ayaa sheegay in Ruushka oo hawlgallo ka sameynayay Suuriya tan iyo 2015 kii uu blibaabay in uu dagaal yahano ka qorto halkaas, isaga oo doonaya in qibradooda ka dhex dagaalamida magaalooyinka uga faa’iideysto in uu gacanta ku dhigo Kyiv.

- Advertisement -

Ma cadda inta dagaalyahan ee ay qorteen Ruushku, laakiin qaar ka mid ah ayaa ku sugan Ruushka halkaas oo loogu diyaarinyo si ay Ukraine u galaan, sida ay sheegeen saraakiishu.

Saraakiisha ayaa diiday in ay sheegaan waxa intaas dhaafsiisan oo ku saabsan daabulista dagaalyahanada Suuriyaanka ah ee loo wado dagaalka Ukraine.

Latest stories