HomeCaalamkaMadaxweyne Joe Biden oo farriin hanjabaad u diray Madaxweynaha Ruushka

Madaxweyne Joe Biden oo farriin hanjabaad u diray Madaxweynaha Ruushka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa u hanjabay dhiggiisa Ruushka, inuu ku soo rogi doona cunaqabateyn dheeri ah, iyadoo sidokale Mareykanka uu ku dhawaaqay in duulimaadyada Ruushka laga xayiray hawada Mareykanka. Biden ayaa dhigiisa Ruushka Vladimir Putin, markale kaga digay weerarada uu ka wado Ukraine, isaga oo ku tilmaamay mid Kaligii-talis ah. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa u hanjabay dhiggiisa Ruushka, inuu ku soo rogi doona cunaqabateyn dheeri ah, iyadoo sidokale Mareykanka uu ku dhawaaqay in duulimaadyada Ruushka laga xayiray hawada Mareykanka.

Biden ayaa dhigiisa Ruushka Vladimir Putin, markale kaga digay weerarada uu ka wado Ukraine, isaga oo ku tilmaamay mid Kaligii-talis ah.

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa ugu danbeeyn ballan qaaday in Ukraine uu siin doono hal bilyan oo dollar si ay dib ugu dhistaan ​​hay’adahooda, isaga oo carrabka ku adkeeyay in ciidamada Maraykanku aanay ku lug yeelan doonin dagaalka ka socda Ukraine.

Biden ayaa Khudbadiisa ku yiri: “Ciidamadeena kama garab dagaalami doonaan kuwa Ukraine, balse waxaanu xoojin doonaa talaabo kasta oo ay qadaan NATO”.

Tan iyo intii uu bilowday dagaalka ka socda Ukraine, Mareykanka ayaa ku dhawaaqay xayiraado kala duwan oo ka dhan ah Ruushka, si loo wiiqo awoodda Ciidamada Ruushka ee dagaalka kawado qeybo kamid ah dalka Ukraine.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts