HomeWararMaxay ka wada hadleen Wasiirka Gaashaandhigga iyo Danjire Bankole Adeoye?

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Gaashaandhigga iyo Danjire Bankole Adeoye?

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wasiirka Gaaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed nNuur ayaa kulan gaar ah la qaaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa. Kulanka labada Mas’uul ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah, iyadoo diiradda lagu saaray kulanka Amniga guud ee dalka, kan doorashada iyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa kulanka uu la qaatay […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed nNuur ayaa kulan gaar ah la qaaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa.

Kulanka labada Mas’uul ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah, iyadoo diiradda lagu saaray kulanka Amniga guud ee dalka, kan doorashada iyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika.

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa kulanka uu la qaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire Bankole Adeoye waxaa uu ku sheegay in uu ahaa mid muhiim ah, sidoo kalena mira dhal ah.

“Waxaan kulan miro dhal ah la qaatey wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire Bankole Adeoye. Waxaan ka wada hadalney Amniga guud ee dalka, kan doorashada iyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika (ATMIS)” ayuu yiri Wasiirka gaashaandhigga kadib Qoraal uu saaray.

 

Latest stories