HomeWararBannaanbaxyo oo ka socda Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

Bannaanbaxyo oo ka socda Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo gaar ahaan Magaalada Baladxaawo iyo Xuduudka Mandhera ayaa ku warramaya in Bannaanbax xooggan uu ka socda halkaasi, waxaana la arkayaa dad weyne isugu soo baxay gudaha Magaaalada. Dadka bannaanbaxa dhigaya oo isugu jira qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magaalada ayaa la sheegay in ay ka cabanayaan Dowladda Kenya […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo gaar ahaan Magaalada Baladxaawo iyo Xuduudka Mandhera ayaa ku warramaya in Bannaanbax xooggan uu ka socda halkaasi, waxaana la arkayaa dad weyne isugu soo baxay gudaha Magaaalada.

Dadka bannaanbaxa dhigaya oo isugu jira qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magaalada ayaa la sheegay in ay ka cabanayaan Dowladda Kenya oo sida ay sheegen faragalin ku haysa arrimaha doorashooyinka degaanadaasi.

- Advertisement -

Dadka bannaabaxa dhigaya oo qaarkood warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda kenya ay faragalin Kuhayso doorashadda Garbaharrey, iyagoo sidoo kale baaq u diray mas’uuliyiinta ugu sarreysa Dowlaadda Federaalka Soomaaliya.

Xaafadaha iyo waddooyinka waa weyn ee magaalada Baladxaawo ayaa lagu arkayaa dadka shacabka ah oo dhigaya Bannaanbaxa, sidoo kalena wata boorar iyo halku dhigyo ay sheegen in ay kaga soo hor jeedaan faragalinta lagu hayo doorashooyinka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddiyada doortashooyinka heer Federaal iyo heer Dowalad Goboleed ayay farriin iyo baaq u direen.

- Advertisement -

Magaalada Garbahaareey ayaa la filayaa in lagu qabto doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka, iyadoo dhawaan la shaaciyay in degaan doorashada laabad laga dhigayo Magaalada Caasimadda u ah Gobolkaasi ee Garbahaarreey.

Latest stories