HomeWararBooliska Mareykanka oo Diyaaraddo ku raadinaya Wiil Soomaali ah oo la la'yahay

Booliska Mareykanka oo Diyaaraddo ku raadinaya Wiil Soomaali ah oo la la’yahay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Columbus ee Gobolka Ohi ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu la’yahay oo la baadi goobayaan wiil Soomaali ah oo kamid ah Soomaalida kunool dalkaas. Ciidanka Booliska iyo qaar kamid ah bulshadda ayaa ka baadi-goobaya goobtii ugu danbaysay ee lagu arko Wiilka Soomaaliga oo lagu magacaabi Cali Sheegoow oo ah 17 sanno jir ka tirsan […]

- Advertisement -

Magaalada Columbus ee Gobolka Ohi ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu la’yahay oo la baadi goobayaan wiil Soomaali ah oo kamid ah Soomaalida kunool dalkaas.

Ciidanka Booliska iyo qaar kamid ah bulshadda ayaa ka baadi-goobaya goobtii ugu danbaysay ee lagu arko Wiilka Soomaaliga oo lagu magacaabi Cali Sheegoow oo ah 17 sanno jir ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladda Columbus, Ohio.

- Advertisement -

Wiilka Soomaaliga ee la raadinayo Cali Sheegoow ayaa markii u danbaysay waxaa la tilmaamay inuu ku sugnaa good haro oo ah xaafad u dhow halka uu degan yahay oo fadhiyaan biyo badan, sida lagu arkay Sawirro laga soo qaaday.

Booliska Magaalada Columbus ee Gobolka Ohi ee dalka Mareykanka ayaa baadi-goobka Wiilka u adeegsanaya diyaaradaha qumaatiga u kaca ( Helicopters) iyo aaladaha duula ee is wada ( Drones) si loo helo Cali yare, raq iyo ruuxba lagu la’yahay.

Qaybo ka mid ah ehelka iyo dariskii wiilkan la la’yahay ayaa maanta ku wada sugnaa meeshii ugu danbaysay ee uu Cali ku sugnaa, iyagoona Booliska ka dalbaday inay u soo helaan Wiilkooda oo kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladda Columbus.

Latest stories