HomeWararAfhayeenka Xukuumadda Macalimuu oo gaaray Magaalada Baladweyne

Afhayeenka Xukuumadda Macalimuu oo gaaray Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa galabta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, isagoo halkaas ay kusoo dhaweeyeen xubno ka tirsan Maamulka Gobolka iyo kan Baladweyne. Afhayeen Macalimuu ayaa u tartamaya kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka ee Soomaaliya, kaasi oo ay deegaan doorashadiisa tahay Hirshabeelle gaar […]

- Advertisement -

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa galabta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, isagoo halkaas ay kusoo dhaweeyeen xubno ka tirsan Maamulka Gobolka iyo kan Baladweyne.

Afhayeen Macalimuu ayaa u tartamaya kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka ee Soomaaliya, kaasi oo ay deegaan doorashadiisa tahay Hirshabeelle gaar ahaan Baladweyne.

- Advertisement -

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho oo markii hore looga qaaday xaalad Caafimaad, kadib markii uu ku dhaawacmay qarax Is-miidaamin ah oo lala beegsaday.

Macalimuu ayaa warbaahinta ka sheegay in uusan weli ka tanaasulin kursiga Golaha Shacabka ee uu doonayo, wuxuuna rajeeyay in Beeshiisa iyo Maamulka Hirshabeelle ay fursad usiin doonaan inuu dalka u adeego.

Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa 16-kii Janaayo 2022 lala beegsaday qarax Is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ah, waxaana soo gaaray dhaawac, isagoona loo qaaday dalka Turkiga oo xaaladdiisa Caafimaad lagu soo daaweeyay, wuxuuna Maanta soo laabtay isaga oo Caafimaad qaba.

Latest stories