HomeCaalamkaVladimir Putin oo amray in Ciidamadiisu ay la wareegaan Gobolo ka go’ay...

Vladimir Putin oo amray in Ciidamadiisu ay la wareegaan Gobolo ka go’ay Ukraine

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Wararka ka imaanaya gobolka Donetsk oo ka mid ah labada gobol ee ka go’ay bariga Ukraine ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah oo gaashaaman lagu arkayay gudaha magaalada ugu weyn. Amarkan ayaa waxaa bixiyay madaxwaynaha dalka Ruushka Vladimir Putin. Dhanka kale waxaa isa soo taraya cambaareynta loo so jeedinayo go’aanii madaxwayne Putin ee uu labada […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka Donetsk oo ka mid ah labada gobol ee ka go’ay bariga Ukraine ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah oo gaashaaman lagu arkayay gudaha magaalada ugu weyn.

Amarkan ayaa waxaa bixiyay madaxwaynaha dalka Ruushka Vladimir Putin.

- Advertisement -

Dhanka kale waxaa isa soo taraya cambaareynta loo so jeedinayo go’aanii madaxwayne Putin ee uu labada gobol Donetsk iyo Luhansk ugu aqoonsaday dalal madaxbanaan.

Aqalka Kremlin ee Ruushka ayaa sheegay in Putin uu go’aankaas ku wargeliyay hogaamiyayaasha Faransiiska iyo Jarmalka.

Madaxwaynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelensky oo khudbad jeediyay xalay ayaa dhankisa ku tilmaamay tallaabada Ruushka ku xad-gudb sharafta iyo madax-banaanida dalkiisa.

- Advertisement -

Bilowgii shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo looga hadlayay Ukraine ayaa danjiraha Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobay waxay uu sheegay in dunidu aysan indhaha ka qabsan cadaawada Ruushak ee ka dhanka ah Ukraine.

Waddamada Galbeedka ayaa marar badan uga digay Ruushka inuu dalal madax bannaan u aqoonsado gobolladaas, waxaana la filayaa in tallaabadan ay soo xirto albaabka wadaxaajoodka.

Saddex aag oo uu Ruushka ka billaabi karo duullaanka milateri ee la rumaysan yahay inuu ku qaadi rabo Ukraine ayaa kala ah:

Latest stories