HomeCaalamkaMadaxweyne Putin oo Ciidammada dalkiisa ku Amray inay galaan bariga Ukraine

Madaxweyne Putin oo Ciidammada dalkiisa ku Amray inay galaan bariga Ukraine

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa waxa uu amray in ciidammada dalkiisa ay galaan bariga Ukraine. Tallaabadaas ayaa waxa uu qaaday kaddib markii uu aqoonsaday madaxbannaanida laba gobol oo ay maamulaan fallaagada Ukraine. Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in milaterigiisa uu halkaas galaayo “si ay nabadda u ilaaliyaan”. Ameerika ayaa arrintaasi ku tilmaantay wax aan sax ahayn. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa waxa uu amray in ciidammada dalkiisa ay galaan bariga Ukraine. Tallaabadaas ayaa waxa uu qaaday kaddib markii uu aqoonsaday madaxbannaanida laba gobol oo ay maamulaan fallaagada Ukraine.

Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in milaterigiisa uu halkaas galaayo “si ay nabadda u ilaaliyaan”. Ameerika ayaa arrintaasi ku tilmaantay wax aan sax ahayn.

- Advertisement -

Haatan waxaa soo baxaayo sawirro laga soo qaaday milateriga Ruushka uu u ruqaansaday labada gobol ee Ukraine. Ruushka ayaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay waxa uu xadka uu la leeyahay waddanka Ukraine gaynayay tobannaan kun oo askari oo milateri ah. Haddaba qaar ka mid ah ciidammadaas ayaa waxa ay u tallaabeen dhinaca xadka Ukraine.

Milateriga Ruushka ayaa leh taangiyo iyo qalab kale oo ay howlgalkaas u adeegsanayaan, iyagoo dhanka kale gacan ka helaya ciidammada cirka iyo kuwa badda ee dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts