HomeCaalamkaBoqoradda Ingiriiska oo laga helay cudurka Covid19

Boqoradda Ingiriiska oo laga helay cudurka Covid19

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Boqorada Ingiriiska Elizabeth, ayaa laga baarey cudurka Covid19, sida qasriga Buckingham laga soo wariyey. Boqoradda ayaa waxaa soo wajahay calaamado qabow oo fudud. Laakiin waxey rajeyneysaa iney sii wadato “waajibaadka fudud” ee qasrigeeda toddobaadka soo socda” ayaa lagu sheegay Bayaanka. “Waxaa loo fidin doonnaa daryeel caafimaad boqoradda, waxayna raaci doontaa dhammaan tilmaamaha ku habboon,” ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqorada Ingiriiska Elizabeth, ayaa laga baarey cudurka Covid19, sida qasriga Buckingham laga soo wariyey.

Boqoradda ayaa waxaa soo wajahay calaamado qabow oo fudud. Laakiin waxey rajeyneysaa iney sii wadato “waajibaadka fudud” ee qasrigeeda toddobaadka soo socda” ayaa lagu sheegay Bayaanka.

- Advertisement -

“Waxaa loo fidin doonnaa daryeel caafimaad boqoradda, waxayna raaci doontaa dhammaan tilmaamaha ku habboon,” ayaa lagu sheegay bayaanka kasoo baxey qasriga.

Boqorrada oo 95 sano jir ah, waxey la xiriirtey wiilkeeda curadka ah oo ah dhaxal sugaha boqortooyada, ee Amiirka Wales, kaasoo laga helay isla cudurkani Covid19 toddobaadkii hore.

Waxaa la fahamsan yahay in tiro dad ah oo lagu sameeyey baaritaan laga helay cudurka Covid19, kuwaasoo kunool qasriga Windsor Castle, oo ay boqoraddu dagan tahay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts