HomeCaalamkaDowladdaha Iiraan iyo Jarmalka oo wada-hadal ka yeeshay heshiiska Hubka Nuclear-ka

Dowladdaha Iiraan iyo Jarmalka oo wada-hadal ka yeeshay heshiiska Hubka Nuclear-ka

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda  Jarmalka iyo Iran ayaa ka wada hadlay heshiiska nukliyeerka iyo sidoo kale arrimaha labada dal, gobolka iyo caalamka, kulan ay ku yeesheen magaalada Munich sida ay sheegeen ilo diblomaasiyadeed. Hossein Amir-Abdollahian ayaa u sheegay dhiggiisa Jarmalka Annalena Baerbock in Iran ay weli ka go’an tahay inay heshiis ka gaadho wada xaajoodyada ka […]

- Advertisement -

Wasiirrada Arrimaha Dibadda  Jarmalka iyo Iran ayaa ka wada hadlay heshiiska nukliyeerka iyo sidoo kale arrimaha labada dal, gobolka iyo caalamka, kulan ay ku yeesheen magaalada Munich sida ay sheegeen ilo diblomaasiyadeed.

Hossein Amir-Abdollahian ayaa u sheegay dhiggiisa Jarmalka Annalena Baerbock in Iran ay weli ka go’an tahay inay heshiis ka gaadho wada xaajoodyada ka dhacaya Vienna haddii la ixtiraamo khadadka cas ee dalka iyo dalabaadka sharciga ah ee ay buuxiyaan dhinacyada kale, ayay wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran ku sheegtay bayaan ay soo saartay.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibedda Jarmalka Baerbock dhankeeda sheegtay in wadahadalada marayaan meel xasaasi ah iyo in dhammaan dhinacyada looga baahan yahay inay ku dadaalaan sidii ay marxaladdan uga gudbi lahaayeen wakhtiga ugu yar ee suurtogalka ah oo ay furaan cutub cusub.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Mareykanka Ned Price ayaa Arbacadii sheegay sheegay in wadahadaladu marayaan heer Gabogabo ah.

Latest stories