HomeWararkursiga tirsigiisu yahay HOP243 oo muqdisho lagu doortay

kursiga tirsigiisu yahay HOP243 oo muqdisho lagu doortay

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#243 Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen Musharax xildhibaan , marwo Samsam Muxumed Cumar, Musharax Xildhibaan, Marwo Dallays Cali ibraahim. Musharax Xildhibaan Marwo Dallays Cali ibraahim  ayaa ka tanaasushay tartanka Doorashada. Intaa kadib Musharax marwo Samsam Muxumed Cumar ayaa […]

- Advertisement -

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#243

Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen Musharax xildhibaan , marwo Samsam Muxumed Cumar, Musharax Xildhibaan, Marwo Dallays Cali ibraahim.

- Advertisement -

Musharax Xildhibaan Marwo Dallays Cali ibraahim  ayaa ka tanaasushay tartanka Doorashada.

Intaa kadib Musharax marwo Samsam Muxumed Cumar ayaa loo qaaday codka kalsoonida ee ergada oo ay soo xaadireen 100 Ergay, waxa ayna heshay 98 cod, waxa ka aamustay 2 qof .

Sidaa daraadeed natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#243 Samsam Muxumed cumar.

Latest stories