HomeWararMuuse Biixi iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u amba-baxay Jabuuti

Muuse Biixi iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u amba-baxay Jabuuti

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambobaxay dalka jamhuuriyadda Jabuuti. Safarka shaqo ee madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddo maalmo ah qaadan doona, waxana wehelinaya wasiirrada wasaaradaha, Arrimaha gudaha, Warfaafinta iyo Ganacsiga. dhanka kale  Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ayaa xalay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambobaxay dalka jamhuuriyadda Jabuuti.

Safarka shaqo ee madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddo maalmo ah qaadan doona, waxana wehelinaya wasiirrada wasaaradaha, Arrimaha gudaha, Warfaafinta iyo Ganacsiga.

- Advertisement -

dhanka kale  Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ayaa xalay kulan qasriga madaxtooyadda kula qaatay xildhibaanadii uu hoggaaminayey Xildhibaan Given Williamson oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Somaliland.

Waxaana kulankaa sidoo kale wayb ka ahaa  Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland, Gudoomiyaha Guurtida, Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Maayarka caasimada Hargeysa iyo masuuliyiin ka mida ah ganacsatada waaweyn ee Somaliland.

Latest stories