HomeCaalamkaRa’iisal wasaaraha Canada oo adeegsaday awood aan horay looga baran

Ra’iisal wasaaraha Canada oo adeegsaday awood aan horay looga baran

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisal wasaaraha Canada, Justin Trudeau, ayaa adeegsaday awood aan horay looga baran si uu u afjaro dibedbaxyada ka dhanka ah xayiraadaha uu keenay cudurka Civid-19. Trudeau ayaa sheegay inuu ka fursan waayay tallaabada uu qaaday. Awoodaha uu isticmaalay ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa kamid ah kuwo u oggolaanaya booliska inay xiraan oo ay ganaaxaan shakhsiyaadka ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha Canada, Justin Trudeau, ayaa adeegsaday awood aan horay looga baran si uu u afjaro dibedbaxyada ka dhanka ah xayiraadaha uu keenay cudurka Civid-19.

Trudeau ayaa sheegay inuu ka fursan waayay tallaabada uu qaaday.

- Advertisement -

Awoodaha uu isticmaalay ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa kamid ah kuwo u oggolaanaya booliska inay xiraan oo ay ganaaxaan shakhsiyaadka ay tuhmaan.

Waxa ku bilowday isu soo bax looga soo horjeedo sharci cusub oo ah in dhammaan gaadiidleyda ay tahay in la tallaalo si ay uga gudbaan xadka Mareykanka iyo Canada, ama karantiil marka ay soo laabtaan, waxay ku noqotay caqabad ballaaran dhammaan xannibaadaha caafimaadka ee Covid.

“Tani waxay ku saabsan tahay in dadka reer Canada la badbaadiyo, lana ilaaliyo shaqooyinka dadka,” ayuu Mr Trudeau ku sheegay shir jaraa’id oo uu qabtay Isniintii.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in booliiska la siin doono “qalab badan” si ay u xiraan ama u ganaaxaan dibadbaxayaasha iyo ilaalinta kaabayaasha muhiimka ah.

Mr Trudeau ayaa u sheegay saxafiyiinta in sharciga la xirriira xanibaadaha Covid-19 loogu dhaqmi doono si gaar ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts