HomeWararXubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Federaalka

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Federaalka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dagaalame ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60-aad ka howlgasha Koonfur Galbeed, kaddib markii uu xiriiro lasoo sameeyay Saraakiisha Ciidanka. Ninka isa soo dhiibay oo lagu magacaabo Cismaan Abii bakar Maadey oo loo yaqaano Cabdullaahi ayaa sheegay inuu ka qeyb qaatay dagaalo dhowr ah oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalame ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60-aad ka howlgasha Koonfur Galbeed, kaddib markii uu xiriiro lasoo sameeyay Saraakiisha Ciidanka.

Ninka isa soo dhiibay oo lagu magacaabo Cismaan Abii bakar Maadey oo loo yaqaano Cabdullaahi ayaa sheegay inuu ka qeyb qaatay dagaalo dhowr ah oo ka dhacay Gobolka Bakool, wuxuuna sababta ku kaliftay inuu ka soo baxo Al-Shabaab ku sheegay dhibaato uu la kulmay.

- Advertisement -

Sidoo kale, Cismaan Abii Bakar ayaa baaq u diray saaxiibadiisa wali ku jira Shabaabka in ay ka soo baxaan oo qeyb ka noqdaan ciidamada Xoogga, isagoona Warbixino kala duwan ku bixiyey wareysi ay la yeesheen Saraakiisha Ciidamada 60-aad ka ee xoogga.

Si kastaba Saraakiisha dowladda ayaa horey u soo bandhigay Saraakiil iyo xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay Ciidanka dowladda ee ku sugan Gobolada dalka, halka Shabaabka dhankooda ay soo bandhigeen Ciidamo ay sheegeen inay goosteen dowladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts