HomeWararGuddiga Doorashada Galmudug oo hakiyey Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka

Guddiga Doorashada Galmudug oo hakiyey Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug ayaa dib u dhigay qabashada doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kaasi oo ay deegaan doorashadiisa tahay Galmudug. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu sheegay in Guddiga uu hakiyey qabashada doorashada kursiga tirsigiisu yahay ee HOP#053, iyagoona sababta ku sheegay in loo […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug ayaa dib u dhigay qabashada doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kaasi oo ay deegaan doorashadiisa tahay Galmudug.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu sheegay in Guddiga uu hakiyey qabashada doorashada kursiga tirsigiisu yahay ee HOP#053, iyagoona sababta ku sheegay in loo dhammeeystirayo  habraacyada kursiga.

- Advertisement -

Doorashada kursiga HOP#053 ayaa lagu waday in maalinta berri ah ay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka, hayeeshee Guddiga ayaa shaaca ka qaaday in dib looga qabashada doorashadiisa.

Guddiga ayaa tilmaamay in maalmaha soo socda la qaban doona doorashada kursiga HOP#053 ee  Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, waxaana kursigaas u tartami doona 7 Dumar oo Guddiga diiwaan-geliyay…

Maalinta berri oo sabti ah ayaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ka dhacdo doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka, waxaana Magaaladaas ka socota qaban-qaabada doorashada dhaceysa oo ay ku tartamayaan Musharaxiin dhowr ah…

- Advertisement -

Latest stories