HomeCaalamkaDad ku dhintay isku day Inqilaab uu ka badbaaday Madaxweyne Dal Afrikaan...

Dad ku dhintay isku day Inqilaab uu ka badbaaday Madaxweyne Dal Afrikaan ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha dalka Guinea-Bissau, Umaro Sissoco  ayaa ka badbaaday isku day inqilaab oo ay isku dayeen saraakiil ka tirsan ciidanka, Madaxweynaha oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay dhinteen 11 qof oo isugu jira ciidanka militariga iyo dad rayid ah Talaadadii ayey ahayd markii laga maqlay Rasaas xoog leh oo ka dhacaysa agagaarka madaxtooyda dalka Guinea-Bissau […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Guinea-Bissau, Umaro Sissoco  ayaa ka badbaaday isku day inqilaab oo ay isku dayeen saraakiil ka tirsan ciidanka, Madaxweynaha oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay dhinteen 11 qof oo isugu jira ciidanka militariga iyo dad rayid ah

Talaadadii ayey ahayd markii laga maqlay Rasaas xoog leh oo ka dhacaysa agagaarka madaxtooyda dalka Guinea-Bissau xili ay shirk u lahaayeen madaxweynaha iyo Raysal wasaraha dalkaasi.

- Advertisement -

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa labaduba walaac xooggan ka muujiyay xaaladda.

Dalka Guinea-Bissau ayaa ah dal ay halakeeyeen isku dayada inqilaabka isagoo intii dalkaas xornimada qaatay ay ka dhaceen tiro ba ilaa sagaal inqilaab,Sannadkii 2009 Madaxweynihii xilligaas ee Joao Bernardo Vieira ayaa lagu dilay weerar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts