HomeCaalamkaDowladda Mareykanka oo Ciidamo dheeraad ah u direysa Bariga Yurub

Dowladda Mareykanka oo Ciidamo dheeraad ah u direysa Bariga Yurub

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa oggolaaday in uu ciidamo dheeraad ah uu diro Bariga Yurub.

Labo ka mid aah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay , in Mareykanka uu xoojinayo dalalka uu isbaheysiga la yahay eeka horjeeda waxa uu ku tilmaamay qatarta Ruushka uu ku doonayo in u ku faragaliyo Ukraine.

- Advertisement -

Mid la mid ah saraakiisha ayaa sheegay in qiyaastii 2000 askar Mareykan la geyn doono dalalka Poland iyo Jarmalka , qiyaastii 1000 askari ayaa haatan ku sugan dalka Jarmalka kuwaas oo laga yaabo in ay u jiheystaan dalka Romania .

Ruushka oo ciidamo gaaraya 100,000 oo askari soo dhoobay xuuuda Ukraine waxay sheegeen in ay qaadi karto tallaabo militari haddii dalabkeeda aan la tixgalin , kuwaasi oo ay ku mid tahay ballan ay NATO sameyso oo ah in aanay Xulafadheeda kuqaabileynin Ukraine .

Latest stories