HomeCaalamkaDad badan oo lagu laayay weerar lagu qaaday Xero ay ku nool...

Dad badan oo lagu laayay weerar lagu qaaday Xero ay ku nool yihiin Barakacayaal

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 60 qof ayaa lagu dilay weerar ay koox maleeshiyo ah subaxnimadii Arbacada ku qaadeen xero ay ku noolyihiin barekacayaal oo ku taal bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, sida uu sheegeen madaxa urur samafal oo ka howlgala xerada iyo dadka deegaanka. Labada ilo-wareed ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in maleeshiyada CODECO […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 60 qof ayaa lagu dilay weerar ay koox maleeshiyo ah subaxnimadii Arbacada ku qaadeen xero ay ku noolyihiin barekacayaal oo ku taal bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, sida uu sheegeen madaxa urur samafal oo ka howlgala xerada iyo dadka deegaanka.

Labada ilo-wareed ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in maleeshiyada CODECO ay masuul ka ahaayeen dilka xerada Savo oo u dhow degmada Buule ee gobolka Ituri. Afhayeenka ciidamada Ituri Jules Ngongo ayaa xaqiijiyay weerarkan in ay fulisay CODECO.

- Advertisement -

CODECO oo ah mid ka mid ah maleeshiyaad kala duwan oo ka dagaallama bariga Congo ayaa muddo dheer waday xiisad salka ku heysa dhul iyo kheyraadka dalkaas, waxaana maleeshidan ay ku dileen gobolka Ituri boqollaal qof oo rayid ah, waxayna ku qasbeen kumannaan qof inay ka cararaan guryahooda, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Lokana Bale Lussa oo ka mid ah dadka ku nool xeryaha barekacayaasha ayaa sheegay inuu tiriyay in ka badan 60 qof oo dhintay, iyo kuwa kale oo dhaawacyo halis ay soo gaareen, wuxuuna sheegay in dadka xeryaha ku jira oo markii hore beeraley ahaa ay hadda u baahan yihiin amni.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts