HomeWararWaddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho oo saaka xiran iyo sababta keentay

Waddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho oo saaka xiran iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa saaka oo Arbaco ah xiran inta badan waddooyinka waaweyn Magaalada Muqdisho, waxaana dadka shacabka ay yihiin kuwo lugeeynaya, maadaama aan la ogoleyn in gaadiidka dadweynaha ay isticmaalaan waddooyinkaas xiran. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka ayaa lagu arkayaa waddooyinka xiran iyaga oo taagan, waxaana Jidadka xiran kamid ah Waddooyinka soo gala iyo kuwa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa saaka oo Arbaco ah xiran inta badan waddooyinka waaweyn Magaalada Muqdisho, waxaana dadka shacabka ay yihiin kuwo lugeeynaya, maadaama aan la ogoleyn in gaadiidka dadweynaha ay isticmaalaan waddooyinkaas xiran.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka ayaa lagu arkayaa waddooyinka xiran iyaga oo taagan, waxaana Jidadka xiran kamid ah Waddooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Sidoo kale wadada ayaa ka xiran laga bilaabo Taaladda Daljirka daahsoon ee degmada Boondheere illaa Iskuul Bulusiya, iyadoona loo diidayo inay isticmaalaan gaadiida dadweynaha ay saaran yihiin iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Sababta loo xiray waddooyinka Muqdisho ayaa ah in Maanta Caasimadda ay ka dhaceyso gaar ahaan Xarunta Booliska ee Jeneraal Kaahiye doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Somaliland ayaa saacadaha soo socda ka bilaaban doonta Xarunta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye, waxaana doorashada korjoogte ka noqonaya Guddiga doorashooyinka heer Federaal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts