HomeWararMaxay ka wada hadleen Xasan Sheikh iyo Safiirka Midowga Yurub?

Maxay ka wada hadleen Xasan Sheikh iyo Safiirka Midowga Yurub?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya. Kulanka Xassan Sheikh Mohamud iyo  Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ambassador Tina Intelmann, ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah ee uu dalku ku jiro, arimaha doorashooyinka iyo taageerada EU ee Soomaaliya. Wuxuu madaxweyne Hassan Sheikh […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Kulanka Xassan Sheikh Mohamud iyo  Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ambassador Tina Intelmann, ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah ee uu dalku ku jiro, arimaha doorashooyinka iyo taageerada EU ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Wuxuu madaxweyne Hassan Sheikh uga mahad celiyay Midowga Yurub kaalintooda ku aadan xoojinta dowladnimada Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts