HomeWararAl-Shabaab oo goob fagaaro ku toogtay laba ruux oo ay sheegeen inay...

Al-Shabaab oo goob fagaaro ku toogtay laba ruux oo ay sheegeen inay kamid ahaayeen Askarta dowladda

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa goob fagaare ah waxaa ay ku toogteen labo ruux oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana toogashadu ay ka dhacday Gobolka Shabeellaha Hoose. Labada ruux ee ay toogteen Al-Shabaab ayay  Magacyadooda ku kala sheegen Yoonis Macalin Xasan iyo Maxamed Nuur Xasan, waxaana ay sheegeen in ay ka […]

- Advertisement -

Dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa goob fagaare ah waxaa ay ku toogteen labo ruux oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana toogashadu ay ka dhacday Gobolka Shabeellaha Hoose.

Labada ruux ee ay toogteen Al-Shabaab ayay  Magacyadooda ku kala sheegen Yoonis Macalin Xasan iyo Maxamed Nuur Xasan, waxaana ay sheegeen in ay ka kalatisranaayen Booliska Soomaaliya iyo hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, waa sida ay hadalka u dhigeene.

- Advertisement -

Dilka ayaa ka dhacay degaanka Kuunya-Baroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Labada ruux ee ay toogteen Al-Shabaab ayay sheegen in howlgeli jireen Magaalooyinka Marka iyo Baydhabo, oo ka kala tirsan Shabeellaha hoose iyo Gobolka Baay.

 

Latest stories