HomeWararSeddex kursi oo maanta lagu dooranayo Magaalada Muqdisho

Seddex kursi oo maanta lagu dooranayo Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa doorashada  seddex kursi, oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo matali doona Gobolada Waqooyi. Doorashada ayaa si gar ah loogu qaban doonaa Dugsiga tababarka Ciidanka Booliiska Gen. Kaahiye, waxaana Musharixiinta iyo qaybaha kale lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan xarunta lagu qabanayo doorashada Seddexda kursi […]

- Advertisement -

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa doorashada  seddex kursi, oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo matali doona Gobolada Waqooyi.

Doorashada ayaa si gar ah loogu qaban doonaa Dugsiga tababarka Ciidanka Booliiska Gen. Kaahiye, waxaana Musharixiinta iyo qaybaha kale lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan xarunta lagu qabanayo doorashada Seddexda kursi ee Somaliland ku matali doona Baarlamaanka 11aad.

- Advertisement -

Kuraasta maanta la qorsheeyay ee la dooran doono ayaa kala ah: HOP#037, HOP#238 iyo HOP#244, waxaana shaaciyay Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi 0

Seddexda kursi  manta la dooran doono ayaa waxaa horay ugu kala fadhiyay Huda Axmed Cali, Siciid Maxamed Maxamuud Xayd iyo Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir, kuwaasi oo Somaliland ku matalay seddexda kursi.

Latest stories