HomeWararGuddiga doorashooyinka oo safiirka Ingiriiska u bandhigay caqabado ku gadaaman doorashada dalka

Guddiga doorashooyinka oo safiirka Ingiriiska u bandhigay caqabado ku gadaaman doorashada dalka

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal Muuse Geelle Yuusuf oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo guddiga ka tirsan ayaa kulan la qaatay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Kate Foster. Guddiga iyo Ambassador Kate ayaa ka wada hadlay doorashada iyo caqabadaha ku gadaaman, iyagoo hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay dhameystirka doorashada. Doorashada Golaha Shacabka ayaa […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal Muuse Geelle Yuusuf oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo guddiga ka tirsan ayaa kulan la qaatay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Kate Foster.

Guddiga iyo Ambassador Kate ayaa ka wada hadlay doorashada iyo caqabadaha ku gadaaman, iyagoo hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay dhameystirka doorashada.

- Advertisement -

Doorashada Golaha Shacabka ayaa haatan ka socota Magaalooyinka dowlad Goboleedyada,iyadootan iyo markii muqdisho lagu kala saxiixday Shirkii Golaha wadatashiga qaran ay muuqdaan dardargalin ku aaddan hannaanka doorashooyinka dalka.

Latest stories