HomeCaalamkaDowladdaha Mareykanka iyo Ruushka oo kulan Deg-deg ah ku yeelanaya Geneva

Dowladdaha Mareykanka iyo Ruushka oo kulan Deg-deg ah ku yeelanaya Geneva

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken iyo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa wadahadal ku yeelanaya magaalada Geneva, iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo in Ruushku uu duulaan ku qaado dalka Ukraine. Khamiistii Mr Blinken ayaa uga digay Mosco cawaaqib xumida ka dhalan karta  haddii ciidamadooda ay galaan  xadka Ukraine. Ruushka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken iyo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa wadahadal ku yeelanaya magaalada Geneva, iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo in Ruushku uu duulaan ku qaado dalka Ukraine.

Khamiistii Mr Blinken ayaa uga digay Mosco cawaaqib xumida ka dhalan karta  haddii ciidamadooda ay galaan  xadka Ukraine.

- Advertisement -

Ruushka waxa ay diideen in ay  qorsheynayaan weeraro ay ku qaadaan dalkaasi,hasa yeeshee waxaa la sheehay in xadka Ukraine y joogaan 100,000 oo askari.

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa ku adkeystay in Ukraine aan marnaba loo ogolaan inay ku biirto Nato,isagoo sidoo kale doonayaa in xulafada difaaca ay ka tanaasulaan dhaqdhaqaaqyada milatari ee bariga Yurub.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts