HomeWararDowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay Qarax ka dhacay dalka Imaaraatka

Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay Qarax ka dhacay dalka Imaaraatka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dowladda Soomaaliya Oo si adag u cambaareysay Qarax Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo ka dhacay Imaaraadka Carabta. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa si adag u  cambaareeyay weerarkii lagu qaaday magaalada Abu Dhabi. “Waxaan si xoogan u cambaareynayaa weerarkii argagixiso ee  ka dhacay Abudubay, Anigoo ku hadlaya magaca dowladda FS, waxaan tacsi u […]

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya Oo si adag u cambaareysay Qarax Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo ka dhacay Imaaraadka Carabta.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa si adag u  cambaareeyay weerarkii lagu qaaday magaalada Abu Dhabi.

- Advertisement -

“Waxaan si xoogan u cambaareynayaa weerarkii argagixiso ee  ka dhacay Abudubay, Anigoo ku hadlaya magaca dowladda FS, waxaan tacsi u dirayaa dhibanayaasha iyo

qoysaskooda. Falalka argagixisanimadu waxay khatar weyn ku yihiin amniga gobolka” ayuu yiri mudane Cabdisiciid.

Shalay ayay ahayd markii Qarax xooggan uu ka dhacay dalka Imaaraadka Carabta, kaasi oo khasaaro lixaadleh dhaliyay,w axaana inta la xaqiijiyay ku naf waayay Qaraxaasi 22 ruuux,halka tiro intaa ka bandanna ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

 

Latest stories