HomeWararMadaxweyne Cali Guudlaawe oo Amar siiyay Hay'addaha amniga Maamulka Hirshabeelle

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Amar siiyay Hay’addaha amniga Maamulka Hirshabeelle

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Amniga Hirshabeelle oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay dardargalinta amniga guud ee Hirshabeelle iyo sidii amniga u noqon lahaa mid sugan, maadaama maalmaha soo socda la filayo in doorashada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Amniga Hirshabeelle oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay dardargalinta amniga guud ee Hirshabeelle iyo sidii amniga u noqon lahaa mid sugan, maadaama maalmaha soo socda la filayo in doorashada Golaha Shacabka ka bilaabato Jowhar.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa ayaa faray saraakiisha hay’addaha Amniga inay xoojiyaan oo ay laba laabaan amniga deegaanada Hirshabeelle gaar ahaan Magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne oo ay ka dhacayaan dhowaan doorashooyinka xildhibaanada golaha shacabka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Guutada 3aad qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, iyo saraakiisha qeybta, Taliyaha Madaxtooyada, Taliyaha Nabada Sugida Hirshabeelle, saraakiil ka socotay taliska booliiska Hirshabeelle iyo saraakiisha qeybta guud ee Gobolka.

Latest stories