HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmihii ka dambe ku sugnaa Muqdisho ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Madaxweyne Qoorqoor oo hoggaaminayay wafdi ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay ku-xigeenkiisa Cali Daahir, Wasiiro, Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdisho uga qeyb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmihii ka dambe ku sugnaa Muqdisho ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Madaxweyne Qoorqoor oo hoggaaminayay wafdi ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay ku-xigeenkiisa Cali Daahir, Wasiiro, Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale..

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdisho uga qeyb galay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan lasoo gaba-gabeeyay, kaasi oo heshiis looga gaaray khilaafka doorashada dalka, laguna muddeeyay doorashada Golaha Shacabka.

Sidoo kale Axmed Qoorqoor ayaa inta uu joogay Caasimadda waxaa uu kulamo kala duwan la qaatay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka, isagoo kala hadlay doorashooyinka iyo xaaladdaha wax ka qabashada u baahan ee Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts