HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la yeeshay Guddoomiye Cabdi Xaashi

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la yeeshay Guddoomiye Cabdi Xaashi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wada kulamo uu la qaadanayo Wakiilada Beesha Caalamka iyo siyaasiyiinta. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Maanta oo jimco ah hoyga uu ka degan yahay Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaankii 10-aad ee dowladda Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Madaxweynaha Hirshabeelle […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wada kulamo uu la qaadanayo Wakiilada Beesha Caalamka iyo siyaasiyiinta.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Maanta oo jimco ah hoyga uu ka degan yahay Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaankii 10-aad ee dowladda Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa iska waraystay xaaladihii ugu dambeeyay ee Arrimaha siyaasadda dalka  iyo dardar-galinta dhameystirka doorashooyinka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaankii 10-aad ayaa sidoo kale kala hadlay Guudlaawe dhaqan-gelinta qodobadii kasoo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho, ee lagu muddeeyay doorashada Golaha Shacabka.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa hore kulamo kala duwan ula yeeshay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka iyo Madaxdii hore ee dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts