HomeCaalamka15 Milyan oo qof oo hal todobaad laga helay Cudurka halista ah...

15 Milyan oo qof oo hal todobaad laga helay Cudurka halista ah ee CORONAVIRUS

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa  sheegay in ka badan 15-Milyan bulshada Caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la ogaaday in ay qabaan xanuunka Covid-19,waxaa sida warbaahinta u xaqiijiyay madaxa WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus isagoo inta raaciyay in aad u  faafida  Fayriska Omicron. Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in la kordhin doono […]

- Advertisement -

Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa  sheegay in ka badan 15-Milyan bulshada Caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la ogaaday in ay qabaan xanuunka Covid-19,waxaa sida warbaahinta u xaqiijiyay madaxa WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus isagoo inta raaciyay in aad u  faafida  Fayriska Omicron.

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in la kordhin doono baaritaanada laga sameynayo goobaha waxbarashada si ay u sii furnaadaan dugsiyada ay ardaydu wax ku bartaan.

- Advertisement -

Jeff Zientis  oo ka tirsan Aqalka cada ayaa sheegay in la geyn doono xarruumaha wax barshada 5milyan oo ah shaybaarada PCR kuwaa oo loo adeegsanayo baaritaanka Covid-19.

Hindisaha ayaa yimid ka dib markii dugsiyada dadweynaha Chicago ay xirmeen maalmo iyadoo ay jirto ismari waa u dhexeeya howlwadeenada goobaha waxbarashada.

Latest stories