HomeCaalamkaIngiriiska oo ka digay Haweeney Basaas ah oo ku dhex milantay Baarlamaan...

Ingiriiska oo ka digay Haweeney Basaas ah oo ku dhex milantay Baarlamaan Dowladeed

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Hay’adda sirdoonka Ingiriiska ee MI5 ayaa bixisay digniin dhif ah oo ku aaddan haweenay basaas u ah Shiinaha oo ku dhex milantay Baarlamaanka dalkaasi si saamayn loogu yeesho siyaasadda UK.

Haweenaydan oo lagu magacaabo Christine Ching ayaa la sheegay in xiriir qoto dheer u abuurtay xisbiga talada Shiinaha haya ee CCP iyo xildhibaano baarlamaanka UK ka tirsan iyo kuwa hadda rejo badan ka qaba in ay ku biiraan siyaasadda UK>

- Advertisement -

Waxaa la sheegay in ay lacago ugu yaboohday siyaasiyiin reer UK ah, lacagtaas oo la sheegay in ay badankeed Shiinaha ka timid. Arrintan ayaa soo shaac baxday kadib baaritaan dheer oo ay samaysay hay’adda MI5 sida illo xog ogaal ah ay u sheegeen BBC-da.

Xoghayaha arrimaha gudaha Britain Priti Patel ayaa sheegtay in ay aad uga walaacday arrinka ah in qof lagu ogyahay in uu u shaqeeyo Shiinaha uu xiriir caynkaas ah la yeesho xildhibaanada.

Sirdoonka waxa ay sheegeen in qof kasta oo xiriir la sameeya haweenaydaas ay ogaadaan xiriirka ay la leedahay xisbiga CCP , islamarkaasna tahay qof horey marinaya ajandayaasha Shiinaha.

Latest stories