HomeWararWasiiro cusub uu magacaabay Madaxweynaha Puntland oo Maanta la dhaariyey

Wasiiro cusub uu magacaabay Madaxweynaha Puntland oo Maanta la dhaariyey

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiir iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynaha Puntland magacaabay oo maanta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyey. Munaasabadda dhaarinta ayaa ka dhacday qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, halkaasi oo Wasiirada cusub uu ku dhaariyey Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Nuur Ciise Maxamed , […]

- Advertisement -

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiir iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynaha Puntland magacaabay oo maanta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyey.

Munaasabadda dhaarinta ayaa ka dhacday qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, halkaasi oo Wasiirada cusub uu ku dhaariyey Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Nuur Ciise Maxamed , iyadoo uu Madaxweyne Ku-xigeenku goobjoog ka ahaa dhaarta dastuuriga ah .

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa Wasiirada cusub ee la dhaariyey kula dardaarmay in ay waajibaadka loo igmaday iyo masuuliyadda la saaray ay si wanaagsan u gutaan, isago alle uga baryey inuu xilka u fududeeyo masuuliyiintan cusub ee Xukuumadda kusoo biiray.

Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada ee dhawaaan uu magacaabay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Denio lana Maata ayaa kala ah:

1- Rashiid Maxamuud Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland.

- Advertisement -

32 Khadar Faarax Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Gadiidka iyo Guriyeynta Puntland.

Latest stories