HomeCaalamkaDerbi kusoo dumay Doomo marayey haro Biyood iyo khasaaro ka dhashay

Derbi kusoo dumay Doomo marayey haro Biyood iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Roobab ka da’ay koonfur Bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro biyood ku taal goobta lagu magacaabo Lago de Furnas halkaas oo u dhow magaalada Capitolio,

Maamulka magacaabo Lago ayaa xaqiijiyay in daadkii ka dhashay roobabkii ka da’ay koonfur Bari Brazil ay ku rogmadeen guryo ku yaalla xaafaddo isku raran ah, isla markaana roobka uu derbi kusoo dumiyey Doomo marayey haro biyood.

Afar doomood oo darbigu kusoo dumay ayaa laba ka mid ahi degeen, iyadoo ay ku dhinteen toddobo qof, kuwaas oo saddex ka mid ah maydkooda laga helay dooni uu si toos ah ugu dhacay darbiga soo dumay sida ay xaqiijisay waaxda dab damisku.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories