HomeCaalamkaEritrea oo lagu eedeeyey iney weerar ku qaadey gobolka Tigreega

Eritrea oo lagu eedeeyey iney weerar ku qaadey gobolka Tigreega

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Kooxaha mucaaradka Tigreega ee ku sugan gobolka waqooyiga ee dalka Itoobiya, ayaa ku eedeeyey dalka dariska la ah ee Eritrea iney kusoo qaadeen weerar cusub. Afhayeenka jabhadda wax iska caabinta ee dadka Tigreega, Getachew Reda, ayaa baraha bulshada kusoo gudbiyey in dagaal yahanadooda lagu soo qaadey weerar cusub. Tani ayaa imaneysa maalmo kadib markii dagaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxaha mucaaradka Tigreega ee ku sugan gobolka waqooyiga ee dalka Itoobiya, ayaa ku eedeeyey dalka dariska la ah ee Eritrea iney kusoo qaadeen weerar cusub.

Afhayeenka jabhadda wax iska caabinta ee dadka Tigreega, Getachew Reda, ayaa baraha bulshada kusoo gudbiyey in dagaal yahanadooda lagu soo qaadey weerar cusub.

- Advertisement -

Tani ayaa imaneysa maalmo kadib markii dagaal yahanada Tigreega ay dib uga soo gurteen gobolada kale ee Itoobiya, iyagoo isku soo ururiyey gobolkooda.

Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa u sheegay warbaahinta dowladda dabayaaqadii toddobaadkii dhamaadey, in ciidamada dalkiisa ay ka hortagayaan weerar kasta iyo halis kasta oo ka imaneysa dalka ay dariska yihiin ee Itoobiya, oo ay ka jirto xasilooni darro.

Ciidamada Eritrea ayaa ka barbar dagaalamayey kuwa Itoobiya, markii uu socday dagaalkii lagala soo horjeeday dagaal yahanada Tigreega, kaasoo qarxey bishii November ee sanadkii 2020-kii.

- Advertisement -

Dagaalkii markaa bilawdey, ayaa markii danbe u xuub siibtey dagaal sokeeye.

Dowladaha Itoobiya iyo Eritrea midkoodna kama jawaabin eedeymaha loo soo jeediyey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts