HomeCaalamkaMadaxweyne Amar ku bixiyey in Aragti Ciidankiisa ku toogtaan Dibadbaxayaal

Madaxweyne Amar ku bixiyey in Aragti Ciidankiisa ku toogtaan Dibadbaxayaal

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dalka Kazakhstan waxaa weli ka socdaa dibadbaxyada ballaaran xilli Madaxweynaha dalkaas uu ku amray ciidamada inay toogtaan dibadbaxyaasha iyagoo aan wax digniin ah u dirin. “Waad toogan kartaan digniin la’aan” ayuu yiri Madaxweyne Kassym-Jomart Tokayev. Dowladda waxay sheegtay in laga hortaggay dibadbaxyadii rabshadaha watay…. Madaxweyne Kassym-Jomart Tokayev ayaa codsaday in ciidamo loo soo diro kaddib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Kazakhstan waxaa weli ka socdaa dibadbaxyada ballaaran xilli Madaxweynaha dalkaas uu ku amray ciidamada inay toogtaan dibadbaxyaasha iyagoo aan wax digniin ah u dirin.

“Waad toogan kartaan digniin la’aan” ayuu yiri Madaxweyne Kassym-Jomart Tokayev. Dowladda waxay sheegtay in laga hortaggay dibadbaxyadii rabshadaha watay….

- Advertisement -

Madaxweyne Kassym-Jomart Tokayev ayaa codsaday in ciidamo loo soo diro kaddib markii dibadbaxayaal ay galeen xafiiska duqa magaalada ugu weyn Kazakhstan ee Almaty.

Khamiistii warbahainta dalkaas ayaa baahisya muuqaallo muujinaya ciidamada dowladda oo rasaas ku furaya dibadbaxayaasha.

Wasaaradda arimaha gudaha ayaa sheegtay in 26 dembiilayaal hubeysan iyo 18 ciidamada ammaanka lagu dilay isku dhacyada, iyadoo madaxweyne Tokayev uu qalalaasaha ku eedeeyay waxa uu ugu yeeray aragagixiso shisheeye ah.

- Advertisement -

Dibadbaxyo ballaaran ayaa axaddi la soo dhaafay ka bilowday Kazakhstan kaddib markii uu cirka isku shareeray qiimaha shidaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts