HomeCaalamkaKim Jong-un oo ka dhawaajiyay in dalkiisa uu u dhexeeyo Nolol iyo...

Kim Jong-un oo ka dhawaajiyay in dalkiisa uu u dhexeeyo Nolol iyo Geeri

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in dhaqaalaha liita uu sanadkan noqon doono muhiimadda koowaad ee dalkiisa iyadoo dalkaasi uu wajahayo “hardan nolol iyo geeri u dhaxeeya” Wuxuu ka hadlayay shirka xisbiga talada haya, oo ku soo aaday sana-guurada 10-aad ee uu Kim xilka hayo. Kuuriyada Waqooyi ayaa la daalaa dhacaysay cunno yaraan baahsan, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in dhaqaalaha liita uu sanadkan noqon doono muhiimadda koowaad ee dalkiisa iyadoo dalkaasi uu wajahayo “hardan nolol iyo geeri u dhaxeeya”

Wuxuu ka hadlayay shirka xisbiga talada haya, oo ku soo aaday sana-guurada 10-aad ee uu Kim xilka hayo.

- Advertisement -

Kuuriyada Waqooyi ayaa la daalaa dhacaysay cunno yaraan baahsan, kaddib xayiraad uu iskiis dalkaas u soo rogay sababo la xiriira xanuunka Covid-19.

Khudbadiisa si toos ah uguma uusan soo qaadin Mareykanka amaba Kuuriyada Koofureed.

Kim ayaa sheegay dardargelinta horumarinta nolosha dadka ay tahay muhiimadda koowaad.

- Advertisement -

Wuxuu garwaaqsaday xaaladaha adag ee 2021 uu dalkaasi baday iyo muhiimadda ay leedahay in la xalliyo dhibaatada cuntada, dharka iyo guryaha ee ay dadku qabaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts