HomeCaalamkaDab ka kacay Xarunta Baarlamaanka Dal ka tirsan Afrika

Dab ka kacay Xarunta Baarlamaanka Dal ka tirsan Afrika

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Baarlamaanka dalka Koonfur Afrika ee ku yaalla magaalada Capetown waxaa la sheegayaa inuu ka kacay dab xooggan. Shaqaalaha dab damiska ayaa ku howlan yihiin sidi dabkaasi ay u xakameyn lahayeen. Dabka oo ka kacay dabaqa seddexaad ee dhismaha baarlamaanka ayaan weli la sheegin dabka waxa uu ka kacay. Muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyeyna waxaa laga […]

- Advertisement -

Baarlamaanka dalka Koonfur Afrika ee ku yaalla magaalada Capetown waxaa la sheegayaa inuu ka kacay dab xooggan.

Shaqaalaha dab damiska ayaa ku howlan yihiin sidi dabkaasi ay u xakameyn lahayeen.

- Advertisement -

Dabka oo ka kacay dabaqa seddexaad ee dhismaha baarlamaanka ayaan weli la sheegin dabka waxa uu ka kacay.

Muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyeyna waxaa laga dheehanayaa qiiq cirka isku shareeray oo dhismaha baarlamaanka ka baxaya.

Dabkan baarlamaanka Koonfur Afrika ka kacay ayaa ku soo beegmaya saacada un kaddib markii kaniisadda Cathedral ee aan dhismaha baarlamanka ka fogeyn lagu aasay Desmond Tutu.

Latest stories