HomeCaalamkaMareykanka oo farriin hanjabaad ah u diray Saraakiisha Milateriga Suudaan

Mareykanka oo farriin hanjabaad ah u diray Saraakiisha Milateriga Suudaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antonty Blinken ayaa sheegay iney Washington diyaar u tahay iney tallaabbo ka qaadayo saraakiisha ciidamada Suudaan ee hortaagan in talada dalka lagu soo celiyo dowlad rayad ah. Blinken wuxuu sheegay saraakiisha ciidamada ugu sarreeya haddii ay rabitaanka shacabka Suudaan ay meel marin waayaan ay cawaaqib xumo la kulmayaan. “Ma rabno inaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antonty Blinken ayaa sheegay iney Washington diyaar u tahay iney tallaabbo ka qaadayo saraakiisha ciidamada Suudaan ee hortaagan in talada dalka lagu soo celiyo dowlad rayad ah.

Blinken wuxuu sheegay saraakiisha ciidamada ugu sarreeya haddii ay rabitaanka shacabka Suudaan ay meel marin waayaan ay cawaaqib xumo la kulmayaan.

- Advertisement -

“Ma rabno inaan wixi hore dib ugu laabanno, waxaanna diyaar u nahay in aan u jawaabno kuwa doonaya in ay hor istaagaan himilooyinka shacabka Suudaan ee ah in la helo dowlad rayid ah oo dimuqraadi ah oo u istaagta isla xisaabtanka, cadaaladda iyo nabadda” ayuu yiri.

Labadi bilood ee la soo dhaafay Mareykanka wuxuu soo saarayey baaqyo ka aaddan inuu ka soo horjeedo afgambiga militari ee ka dhacay dalka Suudaan.

Dowladda Militariga ee Suudaan waxay maanta jareen adeegga internetka iyada oo maanta markale la qorsheynayo inuu dalka Suudaan uu ka dhaco mudaharaad kale oo lagu dalbanayo iney ciidamadu talada dalka wareejiyaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts