HomeCaalamkaWHO oo ku rajo weyn in Cudurka halista ah ee COVID-19 laga...

WHO oo ku rajo weyn in Cudurka halista ah ee COVID-19 laga adkaan doono 2022

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay inuu ku rajo weyn yahay in cudurka faafa ee coronavirus laga adkaan doono sannadkan curtay ee 2022, waa haddiise buu yidhi dalalku ay iska kaashadaan xakameynta fiditaanka cudurka. Dr Tedros Adhanom ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay “waddaniyadda wareersan iyo tallaalka la keydinayo” bayaan uu soo saaray […]

- Advertisement -

Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay inuu ku rajo weyn yahay in cudurka faafa ee coronavirus laga adkaan doono sannadkan curtay ee 2022, waa haddiise buu yidhi dalalku ay iska kaashadaan xakameynta fiditaanka cudurka.

Dr Tedros Adhanom ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay “waddaniyadda wareersan iyo tallaalka la keydinayo” bayaan uu soo saaray sanadka cusub.

- Advertisement -

Hadalka Madaxa WHO ka soo yeeray ayaa ku soo beegmaya xilli uu laba sano jirsaday cudurka safmarka ee coronavirus.

Kiisaska guud ee dunida oo gaaray 287 malyan waxaa cudurka safmarka naftooda ku waayey 5.5 malyan oo qof.

Iyada oo dunida inteeda badan looga dabbaal dagayo curashada sanadka cusub haddana dowladuhu waxay ku shacabka ku cadaadinayeen iisu imaatanka badan si loo yareeyo khatarta faafitaanka cudurka.

Latest stories