HomeCaalamkaMacdan qodeyaal ku dhintay god ku soo dumay

Macdan qodeyaal ku dhintay god ku soo dumay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saraakiisha Sudan ayaa sheegay in in ka badan sodon ka mid ah dad macdan qodayaal ah ay dhinteen ka dib markii ay soo duntay goob laga qodo dahabka. Siddeed qof oo kale ayaa weli la la’yahay. Burburka ayaa ka dhacay meel u dhow magaalada Nuhud ee galbeedka gobolka Kordofan, koonfur-galbeed ee caasimadda Khartoum. Ku dhawaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Sudan ayaa sheegay in in ka badan sodon ka mid ah dad macdan qodayaal ah ay dhinteen ka dib markii ay soo duntay goob laga qodo dahabka.

Siddeed qof oo kale ayaa weli la la’yahay. Burburka ayaa ka dhacay meel u dhow magaalada Nuhud ee galbeedka gobolka Kordofan, koonfur-galbeed ee caasimadda Khartoum.

- Advertisement -

Ku dhawaad laba milyan oo macdan qodayaal ah ayaa qiyaastii boqolkiiba siddeetan ka qayb qaata wax soo saarka dahabka ee sannad laha ah ee dalka Sudan.

Shaqalahan ayaa ku shaqeeya duruufo adag iyo kaabeyaal dhaqaale oo aan wanaagsanayn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts